Monday, January 30, 2023

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dib xureynta deegaanka iyo Al-shabaab goordhaw ka bilaawday Maamul Goboleedka Jubaland

Ciidanka Kumaandooska dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa Danab oo is garabsanaya ayaa hawlgallo ka sameeyay Deeganada Canjeel, Kuba-Kibir iyo Janaay Cabdalle oo kamid ah gobolka Jubbada hoose. Hawlgallada oo socday muddooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa ay sababtay in kooxda argagixisadda Al-Shabaab ayaa deeganada iskaga baxay.

Hawlgalkan waxaa looga gol lahaa xaqiijinta ammaanka, waxaana ay ciidanka la kulmayn bulshada deeganadaas waxayna kala hadleen dadka deegaanka in argagixisadda ummadda ragaadisay meel looga soo wada jeedsado.


Korneel Mahad Sanbul oo ahaa abaan duulaha ciidankii xoreeyey degaanada 

1 canjeel 

2 gobokibir

3 cabdale janaay

4 shalanbood

oo lahadley shacabka kudhaqan deegaanada ayaa waxa uu ubalan qaadey in degaanadaa laga dhisi doono goobo waxbarasho iyo goobo caafimaad isagoo xoojinaya hadalkiisa ayaa waxa uu yiri waxaan gaarsiin donaa baahiyahiina Madaxweynaha Maamulka Jubaland .

Korneel Mahad Sanbul oo beel ahaan kasoo jeeda dadka degan deegaanada laxureeyey ee Beelweynta Doqondiide ayaa waxa uu sidoo kale usheegey bulshadiisaa in ay kaqeybqataan xasiloonida amniga deegaanadooda 

No comments:

Post a Comment

عشيرة Doqondiide هي عشيرة صومالية هي جزء من أكبر قبيلة Gaaljecel.

  عشيرة Doqondiide هي عشيرة صومالية هي جزء من أكبر قبيلة Gaaljecel. يُعتقد أن عشيرة Doqondiide قد عاشت في الأصل في مناطق ولاية حيران وولاية ...