BEEL WEYNTA DOQONDIIDE
Beesha doqondiide waa beel kamid ah beelaha ugu tubka waaweyn Beelweynta Gaaljecel saransoor .
Besha Doqndiide oo ah besha ugu sameynta badan beelweynta galjecel ayaa si xoogan uga muuqata sameynta siyaasada dhamaan degaanada ay degantahay. Beeshu waxay caan kutahay dhaqashada Geela.Abtirka beesha
Doqondiide Sooraanle Gaaljecel Saransoor Mataan Riyale Garjante Gardhere Samale
Awoowgeen ay kasoo farcantey beesha oo ah Maxamed Soraanle ayaa lagu naanesi jirey ( Doqondiid )
taa oo markii danbe noqotey mid ka caansan magaciisa
Awoowe Doqondiid oo la oran jirey Maxamed Soraanle waxa uu dhaley Hal wiil oo isna la oran jirey Aarwaaq (magacaa aarwaaq oo micno ahaan u taagan Aar oo ah Libaaxa kiisa Labka / Ninka)
Aarwaaq waxa uu dhaley afar wiil oo kala ah
1.Kulmiye Aarwaaq
2.Idiris Aarwaaq
3.Ilindoor Aarwaaq
4.Mujaabir Aarwaaq
Deegaanada ay degto Beesha Doqondiide
Beesha baaxadeedu waxey daganyihiin maamul goboleedka jubaland
saddex diisa gobal jubada hoose , oo ay ugu horeyso magaal madaxda jubaland ee magaalada
kismaayo , demada beerxaani , dagmada buulaxaaji , shalanbood , canjeel , damada
raaskaabooni , birta dheer gubal kibir , buula gaduud iyo yoontooy
jubada , dhaxe beesha waxey kadagtaa magaala madaxda bu, aale , damada saakow,
dagmada jilib iyo dagmada salagle
Gobalka gado beesha waxey kadagtaa damada baardheere iyo dagmada l4uuq
Silamid ah beeshaan waxey farabadan udagaan ismaamulka soomalida ee ethopia
Waxey kadaganyihiin gobalka faafan damadiisa baabili iyo doolow ethopia
Sidoo kale beesha beesha waxey dagtaa gobalka hiiraan magaalo madaxdiisa
Baladweyne oo ay kadagaan xaafada baacaadaha , suuqa sara iyo doonsubale
Damooyinka ay kadagaan gobolka hiiraan waxaa kamid ah dagmada buq aqable ,dagmada biinaaf
dagmada Ceelcali dagmada buq goosaar , tuulooyinka waxaa kamid tuulada warad
Tuulada gumarcadle
Silamid beesha waxey sibaaxad leh u dagantahay gobolada bay iyo bakool
Oo ay kadagantahay caasimada gobolka bakool xudur , Tiyeeglow iyo luqum eelo
Gobalka bay baydhabo iyo diinsoor

No comments:
Post a Comment