Monday, January 30, 2023

عشيرة Doqondiide هي عشيرة صومالية هي جزء من أكبر قبيلة Gaaljecel.

 عشيرة Doqondiide هي عشيرة صومالية هي جزء من أكبر قبيلة Gaaljecel. يُعتقد أن عشيرة Doqondiide قد عاشت في الأصل في مناطق ولاية حيران وولاية جوبالان الواقعة في الصومال. يُعتقد أن عشيرة Doqondiide قد هاجرت من ولاية Hiiran في الصومال إلى مناطق Midle & Lower Juba في أواخر القرن الثامن عشر. استقروا في المناطق التي أنشأوها بما في ذلك
1 كيسمايو ،
2 جيليب
3 ـ الحضارات
4 بيركساني
5 كنجيل
6 جوبوكيبير
7 قطقط
8 هادوين
9 بولاكساجي
10 مضرب
11 لانديري
12 راسكبوني
13 buurgaabe
14 المناراني
15 أودو
16 الاستابول
17 وارفيل
18 كفار
19 كوبوين
20 كانول
21 صاع إيدي
22 وردى فقير
23 جيليواامو
24 اي كبود
25 بيرتا ضهير
26 خروف
27 قندر. يُعتقد أن عشيرة Doqondiide كانت مكونًا مهمًا في كفاح الشعب الصومالي ضد القوى الاستعمارية لإيطاليا وبريطانيا في أواخر القرن التاسع عشر وأوائل القرن العشرين. خلال هذه الفترة ، اشتهرت عشيرة Doqondiide بمقاومتها الشرسة وشجاعتها. في أوائل الخمسينيات من القرن الماضي ، كانت عشيرة Doqondiide جزءًا رئيسيًا من رابطة الشباب الصومالي (SYL) ، والتي كانت منظمة سياسية سعت إلى إقامة دولة صومالية مستقلة. نجح SYL في تحقيق أهدافه ، وتأسست الجمهورية الصومالية في عام 1960. منذ ذلك الحين ، لعبت عشيرة Doqondiide دورًا رئيسيًا في

Doqondiide Clan of Somalia

 The Doqondiide clan is a Somali clan that is a part of the larger Gaaljecel  tribe. The Doqondiide clan is believed to have originally lived in the regions  of Hiiran state  & Jubalan state  which is located in  Somalia. 

The Doqondiide clan is believed to have migrated from Hiiran state in Somalia to the Midle & lower Juba regions in the late 18th century. They settled in the areas that they established including the 

1Kismayo,  

2 jilib 

3 hadaraaf

4 beerxaani

5 canjeel

6 gubokibir

7 qotqot

8 haadweyne

9 buulaxaaji

10 gudban 

11 laandheeri

12 raaskaabooni

13 buurgaabe

14 manaaraani

15 oodoo

16 istabuul

17 warfeele

18 kafar

19 cusboweyn

20 caanoole

21 saa idey

22 wardey faqiir

23 jiliwaamo

24 ey kabood

25 birta dheer

26 lambar

27 Qandar .

The Doqondiide clan is believed to have been an important component in the struggles of the Somali people against the colonial powers of Italy and Britain in the late 19th and early 20th centuries. During this period, the Doqondiide clan was known for their fierce resistance and bravery. 

In the early 1950s, the Doqondiide clan was a major part of the Somali Youth League (SYL), which was a political organization that sought to establish an independent Somali state. The SYL was successful in achieving its goals, and the Somali Republic was established in 1960. 

Since then, the Doqondiide clan has played a major role in

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dib xureynta deegaanka iyo Al-shabaab goordhaw ka bilaawday Maamul Goboleedka Jubaland

Ciidanka Kumaandooska dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa Danab oo is garabsanaya ayaa hawlgallo ka sameeyay Deeganada Canjeel, Kuba-Kibir iyo Janaay Cabdalle oo kamid ah gobolka Jubbada hoose. Hawlgallada oo socday muddooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa ay sababtay in kooxda argagixisadda Al-Shabaab ayaa deeganada iskaga baxay.

Hawlgalkan waxaa looga gol lahaa xaqiijinta ammaanka, waxaana ay ciidanka la kulmayn bulshada deeganadaas waxayna kala hadleen dadka deegaanka in argagixisadda ummadda ragaadisay meel looga soo wada jeedsado.


Korneel Mahad Sanbul oo ahaa abaan duulaha ciidankii xoreeyey degaanada 

1 canjeel 

2 gobokibir

3 cabdale janaay

4 shalanbood

oo lahadley shacabka kudhaqan deegaanada ayaa waxa uu ubalan qaadey in degaanadaa laga dhisi doono goobo waxbarasho iyo goobo caafimaad isagoo xoojinaya hadalkiisa ayaa waxa uu yiri waxaan gaarsiin donaa baahiyahiina Madaxweynaha Maamulka Jubaland .

Korneel Mahad Sanbul oo beel ahaan kasoo jeeda dadka degan deegaanada laxureeyey ee Beelweynta Doqondiide ayaa waxa uu sidoo kale usheegey bulshadiisaa in ay kaqeybqataan xasiloonida amniga deegaanadooda 

Sunday, January 22, 2023

BEEL WEYNTA DOQONDIIDE

BEEL WEYNTA DOQONDIIDE

Beesha doqondiide waa beel kamid ah beelaha ugu tubka waaweyn Beelweynta Gaaljecel saransoor .
Besha Doqndiide  oo ah besha ugu sameynta badan beelweynta galjecel ayaa si xoogan uga muuqata sameynta siyaasada dhamaan degaanada ay degantahay. Beeshu waxay caan kutahay dhaqashada Geela.

Abtirka beesha
Doqondiide Sooraanle Gaaljecel Saransoor Mataan Riyale Garjante Gardhere Samale
Awoowgeen ay kasoo farcantey beesha oo ah Maxamed Soraanle ayaa lagu naanesi jirey ( Doqondiid )
taa oo markii danbe noqotey mid ka caansan magaciisa 
Awoowe Doqondiid oo la oran jirey Maxamed Soraanle waxa uu dhaley Hal wiil oo isna la oran jirey Aarwaaq (magacaa aarwaaq oo micno ahaan u taagan Aar oo ah Libaaxa kiisa  Labka / Ninka)
Aarwaaq waxa uu dhaley afar wiil oo kala ah 
1.Kulmiye Aarwaaq 
2.Idiris Aarwaaq 
3.Ilindoor Aarwaaq 
4.Mujaabir Aarwaaq
 
Deegaanada ay degto Beesha Doqondiide 

Beesha baaxadeedu waxey daganyihiin  maamul goboleedka jubaland 
saddex diisa gobal  jubada hoose , oo ay ugu horeyso magaal madaxda jubaland ee magaalada
 kismaayo  , demada beerxaani , dagmada buulaxaaji  , shalanbood , canjeel , damada
 raaskaabooni , birta dheer  gubal kibir , buula gaduud iyo yoontooy
 jubada , dhaxe  beesha waxey kadagtaa magaala madaxda bu, aale  , damada saakow,
 dagmada jilib  iyo dagmada salagle
Gobalka gado beesha waxey kadagtaa  damada baardheere iyo dagmada l4uuq
Silamid ah beeshaan  waxey farabadan udagaan  ismaamulka soomalida ee ethopia
Waxey kadaganyihiin gobalka faafan  damadiisa baabili  iyo doolow ethopia
Sidoo kale beesha beesha waxey dagtaa gobalka hiiraan  magaalo madaxdiisa
Baladweyne   oo ay kadagaan xaafada baacaadaha , suuqa sara  iyo doonsubale
Damooyinka ay kadagaan gobolka hiiraan waxaa kamid ah  dagmada buq aqable  ,dagmada biinaaf
 dagmada Ceelcali  dagmada buq goosaar   ,  tuulooyinka waxaa kamid  tuulada warad 
Tuulada gumarcadle   
Silamid beesha waxey sibaaxad leh u dagantahay gobolada bay iyo bakool 
Oo ay kadagantahay  caasimada gobolka bakool xudur  , Tiyeeglow iyo luqum eelo
Gobalka bay  baydhabo iyo diinsoor

عشيرة Doqondiide هي عشيرة صومالية هي جزء من أكبر قبيلة Gaaljecel.

  عشيرة Doqondiide هي عشيرة صومالية هي جزء من أكبر قبيلة Gaaljecel. يُعتقد أن عشيرة Doqondiide قد عاشت في الأصل في مناطق ولاية حيران وولاية ...